Your friends are fundraising. Don't miss out, opt in.

We did it!

Abukar Awale raised £315 from 17 supporters

or

Start your own crowdfunding page

Closed 29/03/2017

0%
£315
raised of £2,000 target by 17 supporters

    Weʼve raised £315 to Caawi Cabdimaalik Muuse Coldoon waxbadan ayuu dad dhubaataysan caawiyey maanta asagaa ubaahan inla caawiyo. Lacagtan waxaan isleeyahay waa

    Funded on Wednesday, 29th March 2017

    Don't have time to donate right now?

    Story

    ASC Walaal

    Sidaad lasocotaanba waxaa magaalada Hargeysa ku xiran walaal Soomaaliyeed oo aad wada taqaanaan waa Cabdimaalik Muuse Coldoon .

    Waxaan jeclaan.lahaa inaan ka farxino oo aan kusii garab istaagno si uu usiiwato howlahiisii sama falka ee loo yaqaanay "Kaalmee kuwaan " waxaan qabaa in inta uu xiran yahay howlo badan kadayacmeen .markuu xabsiga kasoo baxana uu ubaahhan yahay gacan qabsi yar si uu wixii intuu xirnaa kadaymayna uqabsato.

    Cabdimaalik wuxuu ku caan baxay ugargaarka masaakiinta tabaalaysan maanta asaga ayaa nooga baahan inaan garab istaagno.

    Guuleysta

    Abukar Awale Qaaddiid

    Updates

    0

    Abukar Awale

    Updates appear here

      7 years ago

      Abukar Awale started crowdfunding

      Leave a message of support

      Page last updated on: 3/7/2017 14.35

      Supporters

      17

      • Anonymous

        Anonymous

        Mar 7, 2017

        great work...ma shaa Allah

      • Mucalim Shamal

        Mucalim Shamal

        Mar 7, 2017

      • Deeqa  Farah

        Deeqa Farah

        Mar 7, 2017

        Cabdi maalik muuse coldoon

        £10.00

      • Liban Abdi

        Liban Abdi

        Feb 28, 2017

        Thank you for this initiativ.

        £30.00

      • Anonymous

        Anonymous

        Feb 28, 2017

        £10.00

      • Anonymous

        Anonymous

        Feb 28, 2017

        Waxan ku cawinaya halyay Coldoon

        £30.00

      • Anonymous

        Anonymous

        Feb 28, 2017

      What is crowdfunding?

      Crowdfunding is a new type of fundraising where you can raise funds for your own personal cause, even if you're not a registered charity.

      The page owner is responsible for the distribution of funds raised.

      Great people make things happen

      Do you know anyone in need or maybe want to help a local community cause?

      Create you own page and donʼt let that cause go unfunded!

      About Crowdfunding
      About the fundraiser
      Abukar Awale

      Abukar Awale

      Report this Page